Samo Talis Hotel

Ku Soo dhowoow Hoteelka SAMO TALIS. HOTEL SAMO TALIS, waa hoteelkii ugu casrisanaa ee Magaalada Ceel Afweyn laga dhiso. Waa Hoteel la tartamaya hoteelada magaalooyinka waaweyn ee Somaliland ku yaala. SAMO TALIS, waa magac ka turjumaya, colaadihii ka diaday Ceel-Afweyn, dadka reer Ceel Afweynna ugu baaqaya nabad iyo wada noolaasho.

One Reply to “Samo Talis Hotel”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *