Halkan waxa aanu kuugu soo gudbinndoonaa, marwalba wixii Hoteel Samo Talis iyo Gobolka Sanaag kuusub.

Nabadaynta Degmada Ceel-Afwen

Muddo badan dagaal sokeeye ayaa aafeeyey Degmada Ceel-Afweyn iyo Dhulka ay xukunto.  Waxa muddo badan dedaal odayaasha iyo wax garadku ugu jireen sidii nabad looga islaaxin lahaa.  Shirka Samo Talis ee ka socda Hoteelka Samo Talis, waad mid dariiqa saxda ah ee dib u...